Madaxweynaha JFS oo kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya Qorshaha Horumarinta iyo xasilinta deegaannada la xoreeyay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweynaha iyo Ergeyga...
Read more











