Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta “SAWIRRO”
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda...
Read more











