Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharciga Shaqaalaha
Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xarunta Golaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Shaqaalaha Soomaaliyeed. Kulan kaasoo Ajendahiisu ...
Read more











