Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qeybgalay xuska Maalinta Guusha Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho
Guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda boqol iyo kow guuradii ka soo wareegtay maalinta guusha Turkiga oo ka dhacday xarunta Safaaradda...
Read more











