Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dardargelinaya wajiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaas oo uu ka socdo qorshe lagu dardar galinayo...
Read more











