Maamulka Degmada Gaalkacyo oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro Isbitaalka Guud ee magaalada
Duqa Dagmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay wehliyaan Howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa kormeer ku aadan la socodka adeegyada caafimaad ee ay u baahi qabaan bulshada...
Read more











