Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo madax ka tirsan SoDMA ayaa kulan kula qaatay xarunta dhexe ee hay’adda, madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Labada hay’adood...
Read more











