Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka
Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota ee dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa...
Read more










