Taliyaha ciidanka Booliska oo guddoomiyay kulan looga hadlayay sugidda amniga Caasimadda
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), ayaa maanta shir guddoomiyay shir sugidda Amniga iyo Xasiloonida dadweynaha, gaar...
Read more











