Taliye ku-xigeenka Booliska oo kormeeray ciidamo tababar uga socda Akademiyada Jeneraal Kaahiye
Taliye ku-igeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Sareeyo Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidan oo tababar cusbooneysiin iyo dhiboow ah ugu jira Akademiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye....
Read more









