Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergeyga Arrimaha carruurta iyo xuquuqda soo-galootiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Madaxweynaha...
Read more










