Ciidanka Haramcad oo howlgal ka sameeyay Gobolka Shabeelaha Hoose
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa maanta howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladaan oo socday muddo kooban ayaa waxaa lagu burburiyey...
Read more










