Taliyaha Ciidanka Booliska oo qaabilay Madaxa Hay’adda EUCAP ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiska ku qaabilay Madaxda Hay'adda Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya, European Union Capacity Building in Somalia (EUCAPSOM) Mr Kauko Aaltomaa...
Read more











