Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing
1- The military operations to complete the 1st phase of the war against the Kharijites Al Shabab are going smoothly in the central regions of the country, as the Somali...
Read more1- The military operations to complete the 1st phase of the war against the Kharijites Al Shabab are going smoothly in the central regions of the country, as the Somali...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorshaynta iyo maal-gashiga...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray tababar socday muda 3-cisho oo loo qabtay ururka haweenka Gobolka Banaadir kaas oo ku saabsanaa doorka...
Read moreDanjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda Addis Ababa kusoo dhoweeyey Dhigiisa Jamhuuriyadda Azerbaijan Ambassador Ruslan Nasibov, labada danjire waxaa kulanka kala qayb...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi ka kooban golayaasha kala duwan ee Jubbaland howlo oo shaqo u jooga gobolka Gedo ayaa maanta...
Read moreWasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlaamaanka Soomaaliyab ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Jaamacadda Modern ku yeelanayso Gaalkacyo. Munaasanada dhagax...
Read moreErgayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay Mr. Shane L.Dixon...
Read moreGudoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi oo ay wehlinayeen Xoghayaha iyo Xubnaha Guddiga ayaa maanta ka qeyb-galay, shir soconayay Muddo...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Goboleedyada...
Read moreAgaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ay wehliyaan Qabiirka Sharciyada, Lataliyaha Horumarinta iyo Lataliyaha Jinsiyadda ayaa Dalka Zambia uga qeeyb galay shir ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho