Wasiir Fiqi oo Gaalkacyo uga qeybgalay kulan looga hadlayay la dagaallanka khawaarijta “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dalka iyo mas'uuliyiin ka tirsan kuwa Galmudug ayaa Gaalkacyo uga qeybgalay...
Read more











