Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday IGAD
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Guddoomiye ku-xigeenka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday Urur Goboleedka IGAD, gaar ahaan Waaxda ICPAC...
Read more











