Shirweynaha Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka oo ahmiyad gaar ah u leh gabdhaha xirfadlayaasha Caafimaadka
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryam Maxamed Xuseen ayaa shaacisay in Shirwaynaha Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka uu muhiimad gaar ah siin doono Gabdhaha Soomaaliyeed oo...
Read more










