Wasiirka Warfaafinta XFS oo Tababar u furay 30 xubnood oo ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya
Tababarka kor u qaadista kaalinta gabdhaha ku jira saxaafadda ee maamulka hay'adaha Warbaahinta dalka oo socon doona muddo seddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya gabdho ka kala socda,...
Read more











