Madaxda Hay’adda SoDMA oo ka shirtay in loo gurmado qoysaska ku barakacay Beladweyne
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle ayaa shir guddoomiye shirka todobaadlaha ee Hay’adda, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen Madaxda kala duwan ee hay’adda oo u horeeyo...
Read more











