Muwaadiniin dib loogu wareejiyay boosas ay ku lahaayeen Muqdisho
Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa maanta muwaadiniin Soomaali ah ku wareejiyay 3 boos oo ku yiillay Degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa, kadib markii muddo dhowr sano ah dhulalkaasi looga heystay...
Read more











