Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Gorgor oo howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga Galcad
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda khawaariijta ee Alshabaab ka sameeyay deegaannada iyo dhulka howdka ah...
Read more











