Baarlamaanka Puntland oo ka dooday Xisaab Xirka Miisaaniyada ee sanadkii 2022 ka
Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland oo ku guda jira kal fadhigoodii 52-aad ayaa maanta yeeshay fadhigoodii 10-aad ee kalfadhiga waxaana shir Guddoominayay Guddoominayaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jabriil oo ay weheliyaan labadisa...
Read more











