Ruushka oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan $640 Milyan
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay munaasabad Dawladda Ruushku lacag dhan $640 Million kaga dhaaftay Dawladda Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Read more











