Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka “SAWIRRO”
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), oo ah gole madax banaan oo ay shaqadoodu tahay in ay bulshada ka ilaaliyaan xadgudubyada ka dhasha howlgallada Caafimaadka, horumarinta anshaxa xirfadlayaasha caafimaadka, diiwaangalinta iyo...
Read more











