Wasiirka Isgaarsinta XFS oo kormeeray xarumo ay lahayd Wasaaradda si dib loo howlgeliyo
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Khaliif ayaa maanta kormeer ku tegey xarumo dhawr ah oo ka mid ah hantida maguurtada ah ee Wasaaradda. Xarumahaas uu Wasiirku...
Read more











