Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka BJFS oo go’aamiyey in la hakiyo kalfadhiga 3-aad ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ajendihiisu ahaa hakinta fadhiga golaha...
Read more










