Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya qurxoon oo ay nagu mahadiyaan kuwa u dabbaal degi doona sannad guurada 100-aad ayaa la rabaa in aynu hirgelinno”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada...
Read more











