Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka òo ku sugan Maxaas
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo Guddoomiyaha Degmada Maxaas Mudane Muumin Maxamed Xalane ayaa maanta kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay cutubyo ka tirsan guutada 5-aad, qeybta 27-aad...
Read more











