Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Hay’adda SODMA iyo Wasiir ku-xigeenka Kalluumeysiga?
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Cali Ifiye Cali Booqashada Wasiirka ayaa...
Read more











