Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey horumarinta dhaqaalaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta guddoomiyey kulan ku saabsanaa Tiirka Dhaqaalaha, kaasi oo warbixinno muhiim ah uu kaga dhageystay Wasiirrada iyo Guddiyada u xilsaaran...
Read more











