Taliyaha Booliska oo dhiirigelin ugu tegay ciidamo tababar ku qaadanaya akademiyada Jeneraal Kaahiye
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka dib u cosbooneysiinta ah ugu jira Akademiyada Booliska Jeneraal Kaahiye....
Read more











