Kulan Mahadcelin ah oo loo sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Maamulka Gobolka Banaadir
Guddoomiyeyaasha Dhallinyarada Degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobalka Banaadir Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xaruntooda Dhallinyarada Gobolka ee Degmada Shangaani kulan Mahadcelin ah ugu sameynay Guddoomiye ku-xigeenka...
Read more











