Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Tuulooyin Hoostaga Seeydheeloow
Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in cidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si rasmiga ula wareegeen deegaanno horleh oo ku yaala Gobolka Baay. Xildhibaanka...
Read more











