Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Bangiga Dhexe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradda Maaliyadda ,Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha Guud, isaga oo u kuurgalay howllaha shaqo ee ka socda hey’adahaan muhiimka...
Read more











