Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo deeq daawo ah u dirtay magaalada Laascaanood “SAWIRRO”
Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta diyaarad wada shixnad Gargaar daawo ah u dirtay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay ka socdaan dagaalo. Diyaradaan oo Garoowe ka dajindoonto...
Read more











