Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay waxqabadka Dowladda ee toddobaadlaha
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Da'uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed Al-amin Seuof ayaa ka Warbixiyay hawlihii todobaadkan u qabsoomay dowladda federaalka Soomaaliya....
Read more











