Wasiirka Warfaafinta oo bahda saxaafadda uga tacsiyadeeyay geerida wariye Makaahiil Rashiid Barre
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo dhamaan howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo...
Read more











