Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Warqada sumadeedu tahay DGHSH/MOJHS24/23 kuna...
Read more











