Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.. Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay guud...
Read more











