Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadal Ali...
Read more











