Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Soomaaliya oo heshiis la galay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudiga
Wasiirka Awqaafta iyo diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow Cali oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday dhiggiisa dalkaas. Labada Wasiir ayaa ku heshiiyay tirada Muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Read more










