Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya Safiirka Dalka Turkiga
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz oo soo gaba-gabeeyey shaqadiisa...
Read more











