Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey xulka Qaranka 17 jirada dalkeenna “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey xulka Qaranka 17 jirada dalkeenna “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha waaxda isboortiga Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha mudane Saacid Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galay xaflad qado soo dhaweynta ah ee xulka 17 jirada loo sameyay taasoo ay ka soo qayb galeen guddiga fulinta xiriirka, guddoomiyaasha Naadiyada cayaartooy hore iyo marti Sharaf kala duwan.

Agaasime Saacid oo ku hadlayay magaca Wasaaradda ayaa u mahadceliyay Macalimiinta xulka Qaranka cayaartooyda Qaranka wafdigii hogaaminayay xulka kuwaas oo Magaca Qaranka ku soo matalayay tartanka Afcon oo Algeria ka ka socda.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Mudane Saacid ayaa si gaar ah u dhiira galiyay cayaartooyda Qaranka 17-jirada oo muujiyay dadaal, karti iyo cayaar wanaag wuxuuna u rajeeyay Agaasimuhu Mustaqbalka guul iyo horumar la taaban karo inay ka keenaan fagaarayaasha Caalamka.

Previous Post

Wasiirada Batroolka iyo Gaadiidka badda oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA “SAWIRRO

Next Post

Mas’uuliyiin dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Gaadiidka oo xilalkooda la wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Gaadiidka oo xilalkooda la wareegay “SAWIRRO”

Mas'uuliyiin dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Gaadiidka oo xilalkooda la wareegay "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In