Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Lagu Soo Dhaweeyey Baydhabo
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada Baydhabo ee Caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdi...
Read more









