Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kormeeray Deegaanka Nuur-dugle Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka mid ah goobaha ciidamada Xoogga dalka iyo...
Read more











