Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay tartan aqooneedka degmooyinka
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa shir gudoomiyey kulan loogu hadlayay isu - diyaarinta qabashada Tartan Aqooneedka Degmooyinka iyo Degaannada...
Read more











