Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dadka dhac u geysanayay
Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Howlwadaag ayaa goordhaweyd oo caawa ah qabtay labo nin oo ku eedeysan burcadnimo kuwaas oo Boolisku sheegay in ay Bistoolado caag ah dadka ku dhacayeen,. Ciidanka...
Read more











