Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geystay deegaanka Ceelasha biyaha
Booliska saldhigga deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo dhigay tuugo dhac u geysatay dad shacab ah oo goobo ganacsi ku lahaa deegaankaas. Ciidanka ayaa ragaan ka soo qabtay deegaanka...
Read more











