Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagixisada Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Deegaan Hoostaga Bariire
Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo Tawakal oo u dhow degaanka Bariire...
Read more











