Xildhibaannadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo lagu dhaariyey Muqdisho “SAWIRRO”
16-kii Xildhibaan ee dhawaan lagu doortay degaan Dooorashada 2aad Jubbaland ee magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii dhaarintooda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha KMG ee...
Read more











